Guurti Ka socota Degmooyinka Gobolka Sanaag oo Gaarey Ceerigaabo Dhegeeyso

0
Wednesday April 03, 2019 - 15:58:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Guurti Ka socota Degmooyinka Gobolka Sanaag oo Gaarey Ceerigaabo Dhegeeyso

    Waxgarad isugu jira Isimo iyo aqoonyahano ka Socdey Degmooyinka Gobolka Sanaagiyo Haylaan ayaa Gaadhey Degmada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgarad isugu jira Isimo iyo aqoonyahano ka Socdey Degmooyinka Gobolka Sanaagiyo Haylaan ayaa Gaadhey Degmada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag, Socdaalkan Waxgaradka ayaa waxa uu daaran yahay Wada tashi odayaash Warsangeli ay ku yeelanayaan Degmada Ceerigaabo taas oo looga arinsanaayo arinta Ciidamada ku soo siyaade Degmooyin ka mid ah gobolka Sanaag kuwaas oo ka Tirsan Gobolka Sanaag ,
 Caaqil Mursal Maxamud Cabdi oo ka mid ah Odayaash Dhaqanka ee gobolka ayaa Warbaahinta Daljir uga Waramay Safarkooda Ceerigaab waxan uu u warmaya Maxamed Xasan dhallo 
Galgala TV