Baraawe oo Duulimaadkii ugu Horeyey Ka Degey Maanta''Sawiro''

0
Wednesday April 03, 2019 - 23:50:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baraawe oo Duulimaadkii ugu Horeyey Ka Degey Maanta''Sawiro''

    Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada Dawlad goboleedka Koofur Galbeed Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta ka degay goroonka diyaaradaha degmadda Baraawe ee caasimada rasmiga ah ee Maamulkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada Dawlad goboleedka Koofur Galbeed Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta ka degay goroonka diyaaradaha degmadda Baraawe ee caasimada rasmiga ah ee Maamulkaasi.

Garoonka degmadda Baraawe oo dhismihiisa uu socday muddo Hal sano iyo Sideed bilood ah ayaa maanta waxaa si tijaabo ah uga degtay diyaarad Duulimaadyo toos ah ka bilowday Magaaladda Baraawe.

Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada Dawlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa markii uu ka degay goroonka degmadda Baraawe waxaa si diiran gudaha goroonka ugu soo dhaweeyey maamulka degmada Baraawe Saraakiisha Ciidanka iyo Bulshadda Deegaanka.

Maamulka degmadda Baraawe iyo dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa muujiyey dareenkooda ku aadan goroonka loo dhisay, maadaama Baraawe intii ay jirtay garoon diyaaradeed aysan yeelan, kana uu yahay kii ugu horeeyey.

 

 


Galgala TV