Bosaso;-Shirkii Golaha Wasiirada Puntland Akhri Qodobada looga Hadlay

0
Thursday April 04, 2019 - 21:04:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bosaso;-Shirkii Golaha Wasiirada Puntland Akhri Qodobada looga Hadlay

    Shirkii 8,aad ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkii 8,aad ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu qabtay magaalada madaxda ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaana looga hadlay Amniga guud ee Dalka, Dhismaha Goleyaasha 
Deegaanka, Abaaraha iyo warbixino kale oo golaha lala wadaagey.
.



Galgala TV