Policek Somaliya oo qabtay God Hub ah Muqdisho(Daawo)

0
Sunday April 07, 2019 - 01:46:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Policek Somaliya oo qabtay God Hub ah Muqdisho(Daawo)

    Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Somaliya oo Shir Jaraa'id ku Qabtay magaaladda Muqdisho ayaa Sheegtay in Ciidanku ay Soo Qabteen God hub ah oo Kad u ahaa ururka Alshabaab Sida ya sheegtay Sakiya oo ah Taliye ku Xigeenka Ciidanka Policeka Somaliya ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Somaliya oo Shir Jaraa'id ku Qabtay magaaladda Muqdisho ayaa Sheegtay in Ciidanku ay Soo Qabteen God hub ah oo Kad u ahaa ururka Alshabaab Sida ya sheegtay Sakiya oo ah Taliye ku Xigeenka Ciidanka Policeka Somaliya , Sakiya yaa sheegtay in Qabshada Godkan ay gacan ka Siiyeen Shacabka Gobolka Banaadir oo ay uga Mahadcelisey La shaqanta Ciidanka amaanka

Galgala TV