''Puntland Dhakhso ayaa Laga Hirgelin Nidaamka asxaabtay'' Wasiir Dhabancad

0
Sunday April 07, 2019 - 02:19:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ''Puntland Dhakhso ayaa Laga Hirgelin Nidaamka asxaabtay'' Wasiir Dhabancad

    Wasiirka arimaha Gudaha iyo Damuqaradiyada oo ka waramay Qabka Loo hirgelinaayo Asxaabta Siyaasada Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka arimaha Gudaha iyo Damuqaradiyada oo ka waramay Qabka Loo hirgelinaayo Asxaabta Siyaasada Puntland
Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Damuqaardiyada Puntland Cabdiraxamaan Maxamed DhabanCad ayaa sheegay in Dhakhso Puntland looga Hirgelindoono Puntland Nidaamka Asxaabta Badan ee Hal Qof iyo hal Cod.
Wasiirka ayaa Hadalkan ka jeediyey Shir lagu qabtay Garoowe oo looga arinsanaayo Fursada Damuqaraadiyada ee ka jira Puntland iyo Sidii loo Wajihilahaa Caqabada hortaagan
Galgala TV