Wasiirka Wasaarad Caafimaadka Somalia oo Qaabilay Wakiilka cusub WHO (Sawiro)

0
Tuesday April 09, 2019 - 21:21:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Wasaarad Caafimaadka Somalia oo Qaabilay Wakiilka cusub WHO (Sawiro)

    Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr's Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa shalay Muqdisho ku soo dhawaysay wakiilka cusub ee hay'adda caafimaadka aduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya ee Qaramada Midoobay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr's Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa shalay Muqdisho ku soo dhawaysay wakiilka cusub ee hay'adda caafimaadka aduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya ee Qaramada Midoobay.

Dr Malik Mamunur iyo Wasiirka caafimaadka dalka Dr’s Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa ka wada hadlay sii xoojinta mashaariicda caafimaad ee WHO ka wado Soomaaliya, kuwaas oo lagu tayeynayo adeega caafimaadka bulshada.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka ee WHO waxay in muddo ah kala shaqaynaysay dawladda Soomaaliya dib u kabashada adeegga caafimaadka.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaaliya Dr Fawziya Abikar Nur ayaa sidoo kale kulan isbarasho iyo soo dhoweyn ah la qaadatay wakiilka cusub ee UNFPA u soo magacwday Soomaaliya, Mr. Anders Thomsen.



 
Galgala TV