Daawo : Farsamooyinka Iyo Goolasha Laacibka Arsenal U Waalaneyso Ee Riechedly , Barca Iyo Real Ayaa Ku Cariirinaya

0
Wednesday October 14, 2015 - 06:00:19 in Sports News by Super Admin
  • Visits: 818
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Farsamooyinka Iyo Goolasha Laacibka Arsenal U Waalaneyso Ee Riechedly , Barca Iyo Real Ayaa Ku Cariirinaya

    Tababare Wenger ayaa ergo u diray kooxda Ajax si ay ula socdaan xaaladda kubad sameeyaha kooxdaas ee Riechedly Bazoer, waxa uuna doonayaa in saxiixiisa helo bisha koowaad ee sanadka dambe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababare Wenger ayaa ergo u diray kooxda Ajax si ay ula socdaan xaaladda kubad sameeyaha kooxdaas ee Riechedly Bazoer, waxa uuna doonayaa in saxiixiisa helo bisha koowaad ee sanadka dambe

Wenger ayay ka go`an tahay sida Daily Mirror qoreyso saxiixa 19 sanno jirkaas reer Holland balse waxa uu loolan adag kala kulmayaa Barcelona iyo Real Madrid

Riechedly Bazoer ayaa ah laacib leh farsamo sareysa kuna fiican kubad sameynta iyo maamulkeeda




Galgala TV