Puntland:- Guddiga Khilaafka oo Joojiyay Ergooyin [Warbixin]

0
Tuesday November 01, 2016 - 23:18:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland:- Guddiga Khilaafka oo Joojiyay Ergooyin [Warbixin]

    (Garowe- Puntlandsun.com) Guddiga Khilaafaadka Madax-banaan ee Doorashooyinka Somaliya ayaa Hakiyay Ergooyinka Dooranaya Baarlamaanka Somaliya qaybta ay PL ku yeelanyso Markii ay soo baxeen Cabashooyin badan oo Beeluhu soo saareen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Garowe- Puntlandsun.com) Guddiga Khilaafaadka Madax-banaan ee Doorashooyinka Somaliya ayaa Hakiyay Ergooyinka Dooranaya Baarlamaanka Somaliya qaybta ay PL ku yeelanyso Markii ay soo baxeen Cabashooyin badan oo Beeluhu soo saareen.


uddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ee heer Puntland, ayaa maanta soo saaray amar ay ku joojinayaan qoraal shalay kasoo baxay guddiga doorashooyinka dadban ee Puntland, kuwaasoo u yeeray Ergooyinka dooranaya 12 kamid ah Xildhibaanada ka imaanaya qabaa’ilka daga deegaanada Puntland. 


Halka Hoose Riix


http://puntlandsun.com
Galgala TV