[Garaad Cali] " Sanaag & Sool Anaga u Talina" (Muuqaal)

0
Friday December 23, 2016 - 03:48:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Garaad Cali] " Sanaag & Sool Anaga u Talina" (Muuqaal)

    Garaad Cali Ciid Garaadka Guud ee Beelaha Sanaag, & Sool ayaa Beeniyay inay wax kala Socdeen Shirkii Somaliland & Kooxdii Cali Khaliif ku dhex maray Adis-Ababa Ethiopia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garaad Cali Ciid Garaadka Guud ee Beelaha Sanaag, & Sool ayaa Beeniyay inay wax kala Socdeen Shirkii Somaliland & Kooxdii Cali Khaliif ku dhex maray Adis-Ababa Ethiopia

Kulan Warbaahinta uu Bosaaso ugu qabtay Garaadku ayuu wax laga xumaado ku tilmaamay in Koox yari ay afduuto Masiirka Beelaha Gobolada Sanaag & Sool waa sida uu hadalka u dhigaye.

Hadalka Garaadka ayaa imnaya  xili Somaliland & Kooxdii Cali Galaydh isku arkeen Ethiopia.


Galgala TV