[Gen Cabdisamad]" Wadani & Kulmiye toona Kuma Biirin" Laakiin Si Fiican baa Hargaisa lagu qaabilay" [DHEGAYSO]

0
Tuesday January 03, 2017 - 01:30:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Gen Cabdisamad]" Wadani & Kulmiye toona Kuma Biirin" Laakiin Si Fiican baa Hargaisa lagu qaabilay" [DHEGAYSO]

    HARGEYSA, Somaliland- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali Shire oo ku sugan magaalo madaxda dowlada Somaliland ee Hargeysa ayaa beeniyey warar lagu qorey Baraha Internet-ka kuwa soo sheegayey inuu wadahadal siyaasadeed la yeeshey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HARGEYSA, Somaliland- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali Shire oo ku sugan magaalo madaxda dowlada Somaliland ee Hargeysa ayaa beeniyey warar lagu qorey Baraha Internet-ka kuwa soo sheegayey inuu wadahadal siyaasadeed la yeeshey madaxda xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.



Warsidaha Garowe Online oo wax ka waydiiyey Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland xaqiiqda wararkaan ayaa beeniyey isagoo xusey in Hargeysa u joogoarrimo gaar ah kuwasoo aan siyaasada ku lug laheyn.

Cabdisamad Cali Shire oo tan iyo inta uu xilka ka dagey ku sugnaa magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa sheegey in wadanka dibadiisa u aadey arrimo caafimaad isagoo sheegey in dhowaan Puntland ku soo noqon doono.

Hadalkii ku xigeenkii hore ee Puntland uu kaga jawaabey su'aal Garowe online waydiisey ayaa sidaan u dhacey:HALKAAN RIIX OO KA DHAGEYSO




Xigasho GO
Galgala TV