[Puntland oo taageeray] Doorashada Eng Siciid Ciid

0
Saturday January 07, 2017 - 05:31:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Puntland oo taageeray] Doorashada Eng Siciid Ciid

    Baarlamaanka laga soo doorto Gobolada PL ayaa taageeray Doorashada Gudoomiyaha Koowaad ee Baarlamaanka Somaliya oo uu isu soo sharaxay Eng Siciid Xuseen Ciid oo ahaa Wasiirkii Xanaanada Xoolaha ee Xukuumada RW Cumar Sharmaake

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka laga soo doorto Gobolada PL ayaa taageeray Doorashada Gudoomiyaha Koowaad ee Baarlamaanka Somaliya oo uu isu soo sharaxay Eng Siciid Xuseen Ciid oo ahaa Wasiirkii Xanaanada Xoolaha ee Xukuumada RW Cumar Sharmaake

Eng Siciid Xuseen Ciid ayaa ka mid ahaa Sidoo kale Baarlamaankii PL ee ku biiray Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya horay wuxuu u ahaa Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga PL.

Dhawaan Kulan Saxaafadeed uu Xamar ku qabtay ayuu ku shaaciyay inuu rajo ka qabo in uu Noqdo G/ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Somaaliya, dadka Siyaasada lafa gura ayaa leh Eng Siciid Xuseen Ciid waa nin Aqoonyahan ah oo wax qabadkisa laga arkay Markii uu Joogay Wasaarada Xaanada Xoolaha Somaliya isaga oo Albaabo badan oo Suuq-gayn dhanka Xoolaha u furay Somaliya.



GALGALANEWS.COM

Galgala TV