[Golis & Ictisaam oo isku Milmay]

0
Saturday January 14, 2017 - 17:21:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Golis & Ictisaam oo isku Milmay]

    Shirkada Golis oo Cunaha haysay Shacabka PL ayaa Baqadin ay ka qabto Shirkada Isgaarsiinta ee Somtel & Dahabshiil oo Mataano ah Shaqaalaheedii qaar shaqo dhimis ku Samaysay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Golis oo Cunaha haysay Shacabka PL ayaa Baqadin ay ka qabto Shirkada Isgaarsiinta ee Somtel & Dahabshiil oo Mataano ah Shaqaalaheedii qaar shaqo dhimis ku Samaysay.

C/raxmaan C/laahi Dayax oo Madax Sare ka ahaa Shirkadaasi isla markaana Aad looga yaqaanay ayaa shaqadisii lagu bedelay Fu'aad Aflow oo ka mid ahaa Madaxda Urur Diimeedka Al-Ictisaam oo awood ku leh Shirkada Golis.

Qof Bosaso nagala soo xidhiidhay wuxuu leeyahay Shirkada Golis oo Suuqa ka Sii baxaysay waxay Durba bilowday inay Xafiisyadii muhiimka ahaa oo dhan ka leexiso shaqadoodii ragii hayay ee aan la dhacsanayn Fekerada Urur Diimeedkaasi shaatiga Ganacsi loo xidhay.


C/raxmaan Dayax wuxuu ka mid ahaa, Tiirarka adag  ee Shirkadaas,wuxuuna ku dhex lahaa Taageero badan marka laga eego dhanka Suuq-gaynta,.



(Warbixin Dhamaystiran Naga Suga Hadii Alle Imdo & Taariikhda Fu'aad Aflow)

Ahmed Mohamed
Bosaaso-
galgalanews1@gmail.c om
Galgala TV