[Boga Tacsida] ee Coll Cabdicasiis Cilmi Dhoolay

0
Thursday January 19, 2017 - 03:38:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Boga Tacsida] ee Coll Cabdicasiis Cilmi Dhoolay

    Alle Janadii haka waraabiyee waxa Dhawaan Magaalada Bosaaso ku Geeriyooday Coll C/casiis Xaaji Cilmi Dhoolay oo ka mid ahaa Saraakiishii hore ee Somaliya. Wuxuu Mudo dheer ka tirsanaa Laantii Danbi-Baadhista ee Puntland isaga oo lagu yaqaanay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle Janadii haka waraabiyee waxa Dhawaan Magaalada Bosaaso ku Geeriyooday Coll C/casiis Xaaji Cilmi Dhoolay oo ka mid ahaa Saraakiishii hore ee Somaliya. Wuxuu Mudo dheer ka tirsanaa Laantii Danbi-Baadhista ee Puntland isaga oo lagu yaqaanay" Cadaalad Fal & u adeegida umada Somaliyeed.


Bahda GalgalaNews waxay tacsida & Tiiraanyadda la qaybsan Shacabka Somaliyeed, Gaar ahaan ehelkiisa,

Malkiilaha Bogga Galgalanews Jama Feyte wuxuu Alle uga Baryayaa Marxuumka inuu Janadii ka waraabiyo ehelkii uu aduunka kaga tegayna ka siiyo Samir & iimaan.



Hadii EEbe idmo waanu soo daabacaynaa Taariikh-Nololeedka Marxuumka
Galgala TV