Shirkii Hadaaftimo oo Fashilmay

0
Friday January 20, 2017 - 04:04:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Hadaaftimo oo Fashilmay

    Mareegta GalgalaNews waxay ahayd Bogii ugu horeeyay ee Banaanka keenay in Somaliland doonayso inay Shir ku qabato Degmada Hadaaftimo. Markii warkaasi Wargayska ku soo baxay waxa durba la soo xidhiidhay maamulka Bogga Madaxda Somaliland oo uu ugu h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mareegta GalgalaNews waxay ahayd Bogii ugu horeeyay ee Banaanka keenay in Somaliland doonayso inay Shir ku qabato Degmada Hadaaftimo. Markii warkaasi Wargayska ku soo baxay waxa durba la soo xidhiidhay maamulka Bogga Madaxda Somaliland oo uu ugu horeeyo Wasiirka W.Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami oo qiray inuu Shirkaasi Jiro.




Hase ahaatee sida laga soo xigtay Masuulka Somaliland u qaabilsan Badhan Cabdixakiin Wahaabi  ayaa qiray inuu Shirkaasi baaqday isla markaana aan wakhtigan Shir lagu qabanayn Magaalada Hadaaftimo.   Akhri Maqaalkii Hore ee aan Baahinay



Galgala TV