Somalida Maraykanka oo Dabarka loo dheereeyay

0
Friday January 20, 2017 - 04:27:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalida Maraykanka oo Dabarka loo dheereeyay

    Dawladda Maraykanka ayaa waqtiga ugu daray dadka Soomaalida inta ay sii ahaan karaan dad aanan dalkooda ku laaban karin 2 maalmood uun ka hor inta uusan xilka la wareegin madaxweynaha Cusub ee dalkaasi Donald Trump oo laga baqdin qabo in uu tarxiilo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Maraykanka ayaa waqtiga ugu daray dadka Soomaalida inta ay sii ahaan karaan dad aanan dalkooda ku laaban karin 2 maalmood uun ka hor inta uusan xilka la wareegin madaxweynaha Cusub ee dalkaasi Donald Trump oo laga baqdin qabo in uu tarxiilo Soomaali badan oo dalkaasi sharci darro ugu nool.


Soomaalida waxa ay ka mid tahay 13 qoowmiyadood oo dalkaasi Maraykanka oga diiwaangashan in aysan dalkooda ku laaban karin sababo la xiriira amni xumada jirta, waxaana markii ugu horeysay liiskan lagu daray sanadkii 2001-dii.

Balse wasaaradda arrimaha gudaha dalkaasi ayaa war ay soo saartay ku sheegtey in waqtigaasi ay ku dartay muddo 18 bilood ah.

Donald Trump ayaa waxa uu sheegey in uu tarxiili doono dad badan oo dalkaasi sharci daro ku jooga.



Galgalanews
Galgala TV