"[Faroole]" Xamar oo 40 Qofi Joogaan baan ku Noolaan Jiray" [Waraysi]

0
Friday January 20, 2017 - 04:37:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "[Faroole]" Xamar oo 40 Qofi Joogaan baan ku Noolaan Jiray" [Waraysi]

    C/raxmaan Faroole Madaxweynihii hore ee PL ahna Mudane ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya wuxuu Waraysi ku Bixiyay Magaalada Nairobi isaga oo la hadlay Wariye Mohamed Yemani oo ka tirsan STN TV Faroole wuxuu sheegay in Dalka hogaankiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/raxmaan Faroole Madaxweynihii hore ee PL ahna Mudane ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya wuxuu Waraysi ku Bixiyay Magaalada Nairobi isaga oo la hadlay Wariye Mohamed Yemani oo ka tirsan STN TV Faroole wuxuu sheegay in Dalka hogaankiisa inuu qabtay ay Sahal tahay marka loo eego Sida uu Aqoon ugu leeyahya Shaqada & Shaqooyinkii uu soo qabtay. Wuxuu xusay in ay ka Fog-tahay Siyaasadiisa Qabyaalada & Hanti Boob isaga oo Tusaale u soo qaatay in Xamar Caasimada Somaliya uu wax ku bartay kana soo shaqeeyay isla markaana weli Hantidiisii ay Xamar taallo. Dr Faroole ayaa Carra baabay Beesha caalamka ay Gacan-Bidixayso Somaliya walow uu ka Gows-gaabsaday in uu Faah Faahiyo dalalka Dibin-daabyaynaya Somaliya.
Galgala TV