Cabdi Xaashi oo loo doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare

0
Monday January 23, 2017 - 01:55:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Xaashi oo loo doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare

    abdi Xaashi Cabdullaahi ayaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamanka Federaalka Somalia, kadib coday Xildhibaanadu ka sameeyeen magaalada Muqdishu. Kursiga Gudoomiyaha Golaha aqalka sare oo ay u tartamay Labo Murashax oo lagu kala magac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

abdi Xaashi Cabdullaahi ayaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamanka Federaalka Somalia, kadib coday Xildhibaanadu ka sameeyeen magaalada Muqdishu. Kursiga Gudoomiyaha Golaha aqalka sare oo ay u tartamay Labo Murashax oo lagu kala magacaabo Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mustaf Maxa'ed Qoodax goor dhaweyd soo idlaatey, waxaana guushu raacday mudane Xaashi. Doorashada waxaa cododkooda dhiibtay 52 Xildhibaan, waxaana wareegga 1-aad cododka ugu badan helay Murashax Cabdi Xaashi oo 43 cod, kaga adkaaday Mustaf Maxa'ed Qoodax uu helay 9 cod. Gudiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada iyo guusha uu gaaray Cabdullaahi. Waxaa iminka socota codaynta doorashada Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha Aqalka Sare, waxaana ku tartamaya xubnahan; Xasan Faarax Xujaale Axmed Xaashi Maxamuud Cabdiwaaxid Cilmi cumar Abshir Maxamed Maxamuud Cabdi Axmed Dhuxulow Maxamuud Axmed Maxamuud Cabdirisaaq Cusmaan Cali.

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka Labaad;

Hodan Maxamuud Cusmaan

Osmaan Axmed Maxcow

Iftiin Xasan Baasto

fartuun Cabdulqaadir Faarax

Sacdiyo Xasan Cusmaan

Mowliid Xuseen Guuleed

Cabdikaafi Macalin Xasan.




Xigasho GO


Galgala TV