[Puntland] Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Arrin Dow ah ka hadlay [Daawo Waraysi]

0
Friday January 27, 2017 - 07:47:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Puntland] Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Arrin Dow ah ka hadlay [Daawo Waraysi]

    Madaxweyne ku Xigeenka PL C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa ka hadlay arrimo bada oo Doorashada, & la xidhiidha Abaaraha dalka. Wuxuu sheegay in uu Xamar tegay balse aanu Ilmayn markii uu arkay in dalka ay haystaan Ajaanib, wuxuu sheegay inuu Ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku Xigeenka PL C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa ka hadlay arrimo bada oo Doorashada, & la xidhiidha Abaaraha dalka. Wuxuu sheegay in uu Xamar tegay balse aanu Ilmayn markii uu arkay in dalka ay haystaan Ajaanib, wuxuu sheegay inuu Calool Xumaad ka qaaday Markii uu Arkay in Madaxweynaha Somaliya ay u Yeedhaan" Wiilal Yar yar oo aan Khibrad badan u lahayn Siyaasada.


Galgala TV