[FARMAAJO] OO LAGA TAAGEERAY BORLANGE (MUUQAAL)

0
Sunday February 19, 2017 - 21:56:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [FARMAAJO] OO LAGA TAAGEERAY BORLANGE (MUUQAAL)

    Magaaladda Borlange ee dalka sweden ayaa ka mid ah magaalooyinka ay degan yihiin soomaali aad u baddan kuwasoo mar kasta la socda xaaladaha wadanka soomaliya. Munaasabad ay isugu yimaadeen soomalida degan Borlange ayaay taageero iyo hambalyo xoog

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaaladda Borlange ee dalka sweden ayaa ka mid ah magaalooyinka ay degan yihiin soomaali aad u baddan kuwasoo mar kasta la socda xaaladaha wadanka soomaliya. Munaasabad ay isugu yimaadeen soomalida degan Borlange ayaay taageero iyo hambalyo xoog leh ugu direen Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya loo doortay Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Munaasabada oo ay kasoo qayb galeen Odayaasha, Dhalinyarada iyo qaybaha kale ee Bulshada ayaa dadkii halkaasi ka hadlay waxay aad usoo dhoweeyeen isbedelka dalka ka dhacay iyo doorashada Madaxweyna.

Galgala TV