Juuq La'aanta Puntland & Fara-galinta [Somaliland]

0
Friday May 11, 2018 - 09:43:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juuq La'aanta Puntland & Fara-galinta [Somaliland]

    Somaliland ayaa Saraakiil ciidan u dirtay Tuka-raq oo ah Dhulka Puntland Maamuusho waxana gaadhay Taliyaha Ciidamada Somaliland Nuux Taani, waxa uu dadka deegaanka u sheegay inay aaminaan Somalilandernimada isla markaana dadku Somaliland yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland ayaa Saraakiil ciidan u dirtay Tuka-raq oo ah Dhulka Puntland Maamuusho waxana gaadhay Taliyaha Ciidamada Somaliland Nuux Taani, waxa uu dadka deegaanka u sheegay inay aaminaan Somalilandernimada isla markaana dadku Somaliland yihiin

 Hadal uu jeediyay waxa uu u Muuqaday Daan-daansi dagaal halka Puntland ay ku Mashquulsan tahay Doorashooyinka & Furitaanka Wadooyin  la dayac-tiray Dadka Siyaasada Pl dhaliila ayaa eed u soo jeediyay Madaxda PL inay Hagradeen Sugida Xuduudaha Puntland.

" frameborder="0" allowfullscreen>
Galgala TV