Al-Ictisaamka Puntland oo Riixaya [Coll Asad Diyaano]

0
Friday May 11, 2018 - 09:59:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Ictisaamka Puntland oo Riixaya [Coll Asad Diyaano]

    Doorashada Puntland sanadkan waxa qoobka la soo galay Al-Ictisaam oo horay loo oran jiray Al-Itixaad markii liiska Argagxisada lagu daray u Guuray Magaca Al-Iticsaam ayaa doonaya inay kaalin weyn ku sheegayaan Doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada Puntland sanadkan waxa qoobka la soo galay Al-Ictisaam oo horay loo oran jiray Al-Itixaad markii liiska Argagxisada lagu daray u Guuray Magaca Al-Iticsaam ayaa doonaya inay kaalin weyn ku sheegayaan Doorashada

Warar ay GalgalaNews heshay ayaa sheegaya inay wadaadan qunyar Socdka ahi isku xeeraan Coll Asad Cismaan Diyaano oo ah Sarkaalka Maamulka Ciidamada PIS-ta ay Dhaqaalahooda Bixiso Dowlada Maraykanku, waxay doonayaan inay kaalin weyn ku sheegayaan xulida Baarlamaanka Cusub & Guud ahaan Awooda Dowlada cusub ee iman-doonta.

In kastoo aanu weli Shaacin si rasmi ah Coll Asad Cismaan inuu Sharaxan-yahay hase ahaatee olalahiisa ayaa laga dareemayaa Gudaha Puntland Gaar ahaan Bosaaso & Garoowe.




Faah Faahin Dheeraad Naga suga

Galgalanews/Bosaaso
Galgala TV