Siciid Xasan Shire oo Dubai olale Siyaasadeed ka bilaabay

0
Monday May 14, 2018 - 07:01:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siciid Xasan Shire oo Dubai olale Siyaasadeed ka bilaabay

    Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka PL Siciid X Shire ayaa Magaalada Dubai kula shiraya Jaaliyada & Ganacsada PL ee dalkaasi degen waxana uu bilaabay olaalihiisa Doorashada 2019-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka PL Siciid X Shire ayaa Magaalada Dubai kula shiraya Jaaliyada & Ganacsada PL ee dalkaasi degen waxana uu bilaabay olaalihiisa Doorashada 2019-

Maamulka ayaa waxa hogaanka sare u cararaya ilaa 19-Musharax oo dhamaantood u badan hal Reer marka laga reebo 3- MMushraxa waxana ay u badan tahay inuu Madaxweyaha haatan xafiiska joogaa uu shaaciyo dhawaan inuu Musharax yahay sanadka .

Madaxweynaha PL ayaa buuq kala kulmay rabitaankiis ahaa inuu doonayo mudo kordhin Baarlamaanka samaynayo xukuumada oo lagu doonayo mudo Sanad ah hase ahaatee Isimada & Siyaasiyiinta qaarkood baa dalabkaasi diiday.


GALGALANEWS.COM
Galgala TV