SSB oo telefoon ku waraysatay Garaad Cali

0
Friday June 01, 2018 - 00:31:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SSB oo telefoon ku waraysatay Garaad Cali

    Ururka SSB ee abaabulka & isku xidhka Jaaliyadaha Maakhir ayaa telefoon ku waraystay Garaad Cal ciid oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Somaliyed Gaar ahaan PL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka SSB ee abaabulka & isku xidhka Jaaliyadaha Maakhir ayaa telefoon ku waraystay Garaad Cal ciid oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Somaliyed Gaar ahaan PL

Shirkaasi oo ahaa ujeedkiisu sidii laysaga xog-waraysan lahaa xaalaha Dalka & Difaaca Gobolka Sool waxa uu garaadku sheegay inuu qaban qaabinayo Shirweyne balaadhan oo Dhaqanka Maakhir isugu imanayaan marka hore dabadeena la cilaaminayo Shir-balaadhan oo Bulshada deegaankaasi kaga hadlayaan Arrimahooda masiiriga ah.

Shirkaasi oo dad badani ka hadleen wuxuu ku soo dhamaaday Guul




Ahmed Mohamed
Badhan
Galgala TV