Puntland:- Somaliland baa Galgala Dagaal ka wada [Muuqaal]

0
Sunday June 03, 2018 - 08:33:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland:- Somaliland baa Galgala Dagaal ka wada [Muuqaal]

    Garowe-Galgalanews) Guddiga Difaaca PL ayaa kulan wareed ay Magalaada Garoowe ku qabteen ku faah faahiyay weerarkii Saldhigii Bali-khadar ee duulaanka ay ku soo qaateen Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garowe-Galgalanews) Guddiga Difaaca PL ayaa kulan wareed ay Magalaada Garoowe ku qabteen ku faah faahiyay weerarkii Saldhigii Bali-khadar ee duulaanka ay ku soo qaateen Al-Shabaab.

24- Saac ka dib markii bogan GalgalaNews uu fasaxay Warbixin hal bog ah oo ka hadlaysa in Bali-khadar weerarkii ka dhacay ay riixaysay Somaliland gaar ahaan  Ciidan uu hogaaminayay nin lagu Magcaabo Maxamed Cabdulaahi (Bataar) ayaa Dowlada PL taageertay oo xoojisay warbixintii GalgalaNews soo saartay iyada oo dowladu cara-baabtay in Somaliland ay badhi-taarayso Dagaalka.

Wasiirka Amniga Dowlada Puntland Axmed cabdullaahi dowlada aya War-saxaafadeedka Guddiga akhriyay waxana uu xusay in Beesha Caalamka & Shacabka Reer Pl ay ogaysiinayaa in Somaliland duulaan ku soo qaaday Saldhigii Ciidamada PL ee Galgala iyaga oo taageeraya Al-Shabaab.




Galgala TV