[Somaliland] oo Eedaynta Puntland iska fogasay (Waraysi VOA)

0
Sunday June 03, 2018 - 08:44:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Somaliland] oo Eedaynta Puntland iska fogasay (Waraysi VOA)

    Maleeshiyada al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaaday saldhig cidianka Puntlkand ay ku leeyihiin meel u dhow Galgalka. Wararka VOA ay heshay ayaa sheegay in maleeshiyadu ay muddo kooban halkaasi qabsadeen, kuna gubeen baabuur dagaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyada al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaaday saldhig cidianka Puntlkand ay ku leeyihiin meel u dhow Galgalka. Wararka VOA ay heshay ayaa sheegay in maleeshiyadu ay muddo kooban halkaasi qabsadeen, kuna gubeen baabuur dagaal.





Puntland ayaa iyadu beenisay in saldhigga laga qabsaday, waxayna dhinaca kale Somaliland ku eedeeysay inay dagaalka lagu qaaday saldhigga ay ku lug lahaayeen. Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf ayaa weerarkan lagu qaaday saldhigga ciidanka Puntland ku eedeeyay in Somaliland ay ku lug lahayd. [DHEGAYSO Halkan]


Dhanka kalana, Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa beeniyay hadalka Puntland. Wuxuu u warramay wariyaheena Maxamed Cabdi Sandheere.


Xigasho VAO Somali
Galgala TV