[Sool] Xubnaha Dowlada Federaalka ugu jira oo Bayaan ka soo saaray Xaalada Gobolkooda [Warsaxaafadeed]

0
Tuesday June 05, 2018 - 07:28:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Sool] Xubnaha Dowlada Federaalka ugu jira oo Bayaan ka soo saaray Xaalada Gobolkooda [Warsaxaafadeed]

    War-saxaafadeed ay soo saareen Masuuliyiinta Golayaasha Federaalka ugu Jira Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Puntland ,waxay ka hadleen dagaalka Tukaraq, iyagoo sheegay in ay uga digayaan Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi joogitaanka i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-saxaafadeed ay soo saareen Masuuliyiinta Golayaasha Federaalka ugu Jira Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Puntland ,waxay ka hadleen dagaalka Tukaraq, iyagoo sheegay in ay uga digayaan Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi joogitaanka iyo sheegashada Gobolka Sool.

Masuuliyiintan oo isugu Jira Xildhibanada labada aqal iyo wasiiro ayaa war-murtiyeedkooda ku sheegay in dagaalka Somaliland kusoo qaaday degaanka Tukaraq uu yahay mid qaawan oo uu Madaxweyne Muse Biixi ku doonayo dhul balaransi.

Qoraalka ay warbaahinta la wadaageen waxaa warfidiyeenka lawadaagay Xildhibaan Sharmake Garaad Saleeban.




Galgala TV