Puntland oo Gobol ka Maqan Gudoomiye u Magcowday!!

0
Tuesday June 12, 2018 - 09:26:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Gobol ka Maqan Gudoomiye u Magcowday!!

    Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Cadiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gudoomiyaha Gobolka Sool u magacabay Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah,wareegto kazoo baxday xafiiska madaxweynaha oo Lr,6, kuna taariikhaysan 11 june 2018 ayaa lag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Cadiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gudoomiyaha Gobolka Sool u magacabay Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah,wareegto kazoo baxday xafiiska madaxweynaha oo Lr,6, kuna taariikhaysan 11 june 2018 ayaa lagu sheegay in markuu arkay kartidiisa, aqoontiisa& waayo aragnimadiisa shaqo Abuukar Cabdi Geelle u agacabay gudoomiyaha Gobolkaas oo ah gobolka ay ka tagan tahay xaalad coladeed oo u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

Galgala TV