Puntland:- Gen Ilkajiir oo Sharaxan

0
Tuesday June 12, 2018 - 09:59:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland:- Gen Ilkajiir oo Sharaxan

    -Gen C//laahi Axmed Jama (Ilkajiir) W.Arrimaha Gudaha Dowlada Puntland ee xukuumadii Dr Faroole ahaan W.cacaalada Xukuumadii Xasan Sheekh M. ayaa Sanadka 2019 ka mid ahaa raga rajada ka qaba Madaxtinimada Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Gen C//laahi Axmed Jama (Ilkajiir) W.Arrimaha Gudaha Dowlada Puntland ee xukuumadii Dr Faroole ahaan W.cacaalada Xukuumadii Xasan Sheekh M. ayaa Sanadka 2019 ka mid ahaa raga rajada ka qaba Madaxtinimada Puntland.
Gen Ilkajiir wuxuu ahaa wasiir aad ugu dhow Dr  Faroole xiligii adkaa ee xukuumadaasi Dalka ka talinaysa waxana lagu xasuustaa  inuu ahaa nin awood aan qarsoonayn ku lahaa Golaha Wasiirada.

Sanadkii 2009 ayuu tartan adag la galay Dr Faroole in kastoo Dr Faroole raayay doorashada hase ahaatee wuxuu ahaa xiligaasi ninkii ugu taageerada badnaa shacabka PL marka loo eego marxaladii lagu jiray.




Caqabadaha hor-yaal.

Puntland awood qaybsigii lagu yagleelay sanadkii 1998- ayaa u dhignaa in Beelaha dega Goboladaasi ay kala qaybsadaan awoodaha Maamul sida Madaxweynaha , Ku xigeenka, & Afhayeenka  Baarlamaanka mana aysan dhicin in hashiiskaasi ay wax iska bedelaan marka laga reebo sanadkii 2009- oo Gen Ilkajiir uu Beesha ku qanciyay inay taageeraan kana tanaasulaan afhayeenka Baarlamaanka, hase ahaatee markii tanaasul la muujiyay waxa afhayeenkii Baarlamaanka isku sharaxay Beelaha PL qaarkood gaar ahaan   Beesha "Tanade-Daarood"

Laakiin sanadka uma muuqato in fursadii uu haystay wakhtigaasi Gen-ku uu helayo oo loo tanaasulayo marka la eego guuxa Siyaasadeed ee Garoowe ka imnaya & loolanka loogu jiro Afhayeenka Baarlamaanka.



Yaa Sharaxan Afhayeenka Baarlamaanka ?

Afhayeenka baarlamaanka Pl waxa loolan xoogan ugu jira Gudoomiyaha rugta ganacsiga PL Maxamed Caydiid  Jaamac dibad oo ah Nin sumcad wanaagsan Bulshada PL ku dhex leh & Gaar ahaan Reer Sanaag waxana uu durba bilaabay inuu kulamadiisa si aan qorsoonayn u soo shaac saaro.

Sidoo kale Xildhibaan Dhooba-daareed oo dhowr jeer tartamay ayaa isana laftigiisu rajo weyn ka qaba Afhayeenka baarlamaanka PL waxana lagu xagliyaa inuu yahay nin qunyar socod ah oo Siyaasada Puntland fahansan isla markaana Dabaro badan oo Siyaasadeed u guntanyihiin haystana taageero u badan Xukuumadii Dr Faroole.




Nicknamed 'Ilkajir', Jama was born on March 13, 1951, inErigavo, a town in northeasternSomalia. He completed his primary education atDayaha, a boarding school near Erigavo. Upon graduating, he was accepted into the newly established the National Teachers’ Education Center (NTEC) at the outskirts of Mogadishu, known asLafole. Jama joined theSomali National Armyand attended the Military Academy in Odessa (Ukraine), earning his first degree in military science in 1973.

From 1980 to 1983, he attended the Staff College in Cairo, Egypt earning a master's degree in military science. In 1988-89, he also attended the US Army War College in Carlisle, Pennsylvania and earned a diploma in strategy and decision-making. In 2000, Jama attended Bryan & Stratton College at Rochester, NY and earned a degree in Accounting.

As a career military officer and leader, Jama held many positions in the Somali National Army: from Battalion Commander to Army Commander. He was by far the youngest Officer to head the Directorate of Operations of the Somali National Army.

Jama is a veteran of the 1977 Ogaden war, where he received two bronze medals and one silver medal for bravery as well as numerous certificates of merit for outstanding conduct.



GALGALANEWS.COM

Ahmed MOhamed Jamac

Badhan/sanaag


Galgala TV