Nimcaan Hilaac ayaa ka jawaabay hadalkii Faysal Cali Waraabe [MUUQAAL]

0
Tuesday June 12, 2018 - 15:22:13 in Wararka by Galgala News
  • Visits: 956
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nimcaan Hilaac ayaa ka jawaabay hadalkii Faysal Cali Waraabe [MUUQAAL]

    Fanaanka Soomaaliyeed Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo ah fanaan magac iyo maamuus ku dhex leh umada Soomaaliyeed ayaa magaalada Borama casho sharaf ugu sameeyey ardeyda reer Puntland ee wax ka barata Borama. Casho sharafta Nimcaan ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanka Soomaaliyeed Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo ah fanaan magac iyo maamuus ku dhex leh umada Soomaaliyeed ayaa magaalada Borama casho sharaf ugu sameeyey ardeyda reer Puntland ee wax ka barata Borama. Casho sharafta Nimcaan ayaa jawaab u ah hadalkii Faysal Cali Waraabe.


Galgala TV