Garoowe:- Baadhitaan Amni oo Socda

0
Wednesday June 13, 2018 - 06:57:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 45
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoowe:- Baadhitaan Amni oo Socda

    Booliska Caasimada Dowlada pl ayaa sheegay inay hayaan xog sheegaysa in Al-Shabaab maleegayaan qaraxyo magaalooyinka waa weyn ee Puntland. Sirdoonka & laamaha Amniga ee kale ee Dowlada ayaa helay xogo dheeraad ah markii ay dhawaan Shakada Galg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Caasimada Dowlada pl ayaa sheegay inay hayaan xog sheegaysa in Al-Shabaab maleegayaan qaraxyo magaalooyinka waa weyn ee Puntland. Sirdoonka & laamaha Amniga ee kale ee Dowlada ayaa helay xogo dheeraad ah markii ay dhawaan Shakada GalgalaNews shaacisay inay jiraan Khatar Al-Shabaab ka iman karta.

Ilaa haatan ma jirto cid loo qabtay tuhunka Amniga ee PL sheegayso hase ahaatee Goobaha Dowlada & Suuqyada Magaalada caasimada ayaa aad loogua arkayaa Ciidmada Booliska.

Puntland waxay dagaal xoogan oo aanay taageero cidna ka helin kula jirtaa Al-Shabaabka Buuraha Galgala & Daacishka ku dhuumanaysa Bariga ee Magaalooyinka Qandala & Caluula.


GALGALANEWS.COM
Galgala TV