[Puntland] "Agaasimihii Sirdoonka Marxalad Adag baanu ku shaqaynaynay" [Waraysi VOA]

0
Thursday June 14, 2018 - 08:38:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Puntland] "Agaasimihii Sirdoonka Marxalad Adag baanu ku shaqaynaynay" [Waraysi VOA]

    Madaxweynaha maamaul goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday agaasimayaashii hay'adda sirdoonka PIA Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo Agaasimaha Guud ee Hay'ada kal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamaul goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday agaasimayaashii hay'adda sirdoonka PIA Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo Agaasimaha Guud ee Hay'ada kale ee Amniga ee Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) aagaaismaha PIA ee xilka laga qaaday, oo uu wax ka weydiiyey sababta xilka looga qaaday.  [DHEGAYSO Halkan]



Xigasho VOA
Galgala TV