Shirweynihii Jaaliyada Baraawe oo ka furmay Minneapolis [Sawiro]

0
Monday July 09, 2018 - 05:21:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirweynihii Jaaliyada Baraawe oo ka furmay Minneapolis [Sawiro]

    Shirweynihii Jaaliyada Baraawe ee Dalka Maraykanka ayaa ka furmay Minneapolis waxana uu shirkaasi ahaa mid Go Gol xaadh u ah Shirar kale oo Jaaliyadu yeelanayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirweynihii Jaaliyada Baraawe ee Dalka Maraykanka ayaa ka furmay Minneapolis waxana uu shirkaasi ahaa mid Go Gol xaadh u ah Shirar kale oo Jaaliyadu yeelanayso.

Waxa looga haday isku xidhka Jaaliyada Gudaha & Dibada iyo weliba sidii loo taageeri lahaa Horumarka ka socda Gudaha Magaalada Baraawe loogana taageeri  lahaa Buslahda  Waxbarashada, & Caafimaadka.

Jaaliyadu waxay isla garatay in xooga la saaro baahiyaha aas-aasiga ah sida Kobaca Tacliinta & Sidii dadka aan awoodin Iskuulada looga taageeri lahaa inay Caruurtoodu aadaan Iskuulka, dhaqaalena loogu kabi lahaa.


Jaliyadu waxay baaq sidoo kale u dirtay  Hay'addaha daneeya arrimaha horumarinta & Dowlada Somaliya sidii Baraawe looga taageeri lahaa dhanka Horumarka.



Waxa Na soo Gaadhsiiyay M. Aweys.
Daabacada GalgalaNews

Image may contain: 4 people, including Mohamed Aweys, people smiling, people sitting, table and indoor

Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor




Galgala TV