Garaad Cali Ciid: "Prof. Samatar wuxuu ku shaqeenayaa caqligii Muuse Biixi" [DHAGAYSO]

0
Tuesday July 10, 2018 - 08:48:12 in Wararka by Galgala News
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garaad Cali Ciid: "Prof. Samatar wuxuu ku shaqeenayaa caqligii Muuse Biixi" [DHAGAYSO]

    '

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

'

Afhayeenka isimada dhaqanka Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa si adag uga hadlay deeq xoolo ah oo uu prof Axmed Ismaaciil Samatar ugu deeqay ciidamada maamulka Somaliland ee kusoo duulay Tuka-raq.

Garaadka ayaa sheegay inay tahay wax lala yaabo talaabadaas uu qaaday Axmed Ismaaciil Samatar, uuna ku shaqaynayo caqligii Muuse Biixi. Waxa kale oo uu Garaadku sheegay haddii uu prof Samatar wax bixinayo deeganada uu 
kasoo jeedo ee ay duufanadu ka dhaceen ay baahi qabaan.  







Galgala TV