"Jama Feyte" Hal Maalin Puntland laguma dari karo Doorashada [DHEGAYSO Waraysi]

0
Friday July 13, 2018 - 20:07:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Jama Feyte" Hal Maalin Puntland laguma dari karo Doorashada [DHEGAYSO Waraysi]

    Siyaasiga Jaamac ayaanle Feyte, oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Puntland ee ku nool qurbaha gaar ahaan dalka Mareykanka ayaa wareysi gaar ah oo uu maanta siiyay shabakada Wararka Umadanews, waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah oo la xiriira guud ahaan xa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Jaamac ayaanle Feyte, oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Puntland ee ku nool qurbaha gaar ahaan dalka Mareykanka ayaa wareysi gaar ah oo uu maanta siiyay shabakada Wararka Umadanews, waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah oo la xiriira guud ahaan xaalada Puntlan ay xiligaan ku sugantahay


Jama Feyte waa aas-aasihii Warbaahintan GalgalaNews in kastoo mar danbe xilkeedii dhalinyaro kale oo Warbaahinta ku soo biirtay uu ku wareejiyay waxana uu ku sugan-yahay dalka Maraykanka Gaar ahaan caasimada Gobolka TX ee Austin.










Ahmed Mohamed
Bosaaso- Galgalanews
Galgala TV