[Puntland] G.rugta Ganacsiga oo maalgashato kula kulmay Brussels

0
Wednesday July 18, 2018 - 20:52:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Puntland] G.rugta Ganacsiga oo maalgashato kula kulmay Brussels

    Gudoomiyaha rugta Ganacsiga PL Maxamed Caydiid Jama Dibad oo ka mid ah waftiga Madaxweynaha PL ee ka qayb galay Shirka Somalia-partnership forum ee Magalada Brussels ayaa kulamo gooni gooni ah la leh Maalgashato Calaami ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha rugta Ganacsiga PL Maxamed Caydiid Jama Dibad oo ka mid ah waftiga Madaxweynaha PL ee ka qayb galay Shirka Somalia-partnership forum ee Magalada Brussels ayaa kulamo gooni gooni ah la leh Maalgashato Calaami ah.
Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in uu doonayo in dadka Maalgashatada ahi ay ku dhiiradaa inay maalgashi ka abuuraan PL & Guud ahaan Somaliya, Mr Caydiid ayaa kulamo rugta ganacsiga u gaar ah wel ka wada Brussels oo ha xarunta Midowga yurub.




Ahmed Mohamed
Bosaaso
Galgala TV