[Puntland] Musharax Dr Siciid Dani oo ka hadlay Qorhihiisa Doorshada [Daawo]

0
Sunday July 22, 2018 - 07:48:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Puntland] Musharax Dr Siciid Dani oo ka hadlay Qorhihiisa Doorshada [Daawo]

    Musharax Siciid C/laahi Dini ayaa Gaadhay Magaalada London waxana uu bilaabay olalihiisa Doorashada, Kulan Balaadhan oo uu Jaaliyada Somaliyeed la yeeshay ayuu kaga hadlay arimo badan oo la xidhiidha doorashada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Siciid C/laahi Dini ayaa Gaadhay Magaalada London waxana uu bilaabay olalihiisa Doorashada, Kulan Balaadhan oo uu Jaaliyada Somaliyeed la yeeshay ayuu kaga hadlay arimo badan oo la xidhiidha doorashada.

Waraysi uu  bixiyay ayuu ku sheegay inuu xooga saarayo saraynta sharciga & Gobolada maqan sidii loo soo celin lahah, Siciid C/laahi Dani ayaa u muuqda nin Siyaasi ahaan ka aragti duwan Siyaasiyiinta tira badan ee sharaxan marka loo eego xilalka siyaasi ee uu ka soo qabtay Somaliya, & taageerada arrmaha gudaha .
" frameborder="0" allowfullscreen>

Galgala TV