Cabdi Xadhigle oo u Jawaabay Somaliland [DHEGAYSO]

0
Wednesday September 26, 2018 - 19:55:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Cabdi Xadhigle oo u Jawaabay Somaliland [DHEGAYSO]

    Cabdi Xadhigle oo ah Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasada ee Madasha SSB kuna sugan Dalka Maraykanka ayaa u jawaabay hadal dhawaan ka soo yedhay Maamulka Woqooyi Galbeed ee Hargaisa xaruntiisu tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdi Xadhigle oo ah Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasada ee Madasha SSB kuna sugan Dalka Maraykanka ayaa u jawaabay hadal dhawaan ka soo yedhay Maamulka Woqooyi Galbeed ee Hargaisa xaruntiisu tahay.

kulan Wareed uu ku qabtay Magaalada Columbus ayuu kaga hadlay sida ay u arkaan Safarkii Madaxweynaha PL uu ku tegay Gobolka Sanaag gaar ahaan magaalada Badhan waxana uu ku tilmaamay mid furay Dabar  horay loo guntay  marka laga hadlayo buu yiri sida madaxdii hore ee PL aanay Laamiga uga degi-jirin.

Wuxuu kaloo ka hadlay hadalkii siyaasiyiinta Gobolada Woqooyi ee ay ku dhaliilin Safarkii Madaxweynaha ee Gobolka Sanaag.



Shirkan Jaraa'id oo dhowr qaybood ah dhegaysta qaybta Koowaad.



Ahmed Mohamed
Badhan

 
Galgala TV