SSB oo Puntland ugu baaqday inay ciidamo gayso Ceerigaabo [Waraysi Xadhigle]

0
Thursday September 27, 2018 - 20:59:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SSB oo Puntland ugu baaqday inay ciidamo gayso Ceerigaabo [Waraysi Xadhigle]

    Isbuucii hore waxaan sii danay Waraysi uu bixiyay G/xigeenka Labaad ee siyaasada Ururka SSB Abwaan Cabdi Xadhigle oo ku Sugan Dalka Maraykanka. Waraysigaasi hore wuxuu kaga hadlay sida ay u arkaan hadal dhawaan ka soo yeedhay Maamulka Hargaisa ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isbuucii hore waxaan sii danay Waraysi uu bixiyay G/xigeenka Labaad ee siyaasada Ururka SSB Abwaan Cabdi Xadhigle oo ku Sugan Dalka Maraykanka. Waraysigaasi hore wuxuu kaga hadlay sida ay u arkaan hadal dhawaan ka soo yeedhay Maamulka Hargaisa ee ahaa Safarkii madaxda PL ee G/Sanaag

Waraysigan qaybtiisa 2-aad wuxuu kaga hadlay Magaalada Ceerigaabo & Beelaha degen & weliba sida xalka lagu gaadhayo, isaga oo ugu baaqay C/rxmaan Maxamed C/laahi  Cirro Gudoomiyaha xisbiga Mucaraadka ah ee Waddani inuu fara-galin ka daayo Beelaha Wada-degen Gobolka Sanaag.

 Mr Xadhigle wuxuu kaloo iftiimiyya in aanay ka fursanayn in Puntland Ciidamo gayso Xuduuda Gobolka Gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo.









Galgalanews.com
Galgala TV