Hambalyo Beesha Ogeyslabe [Muuqaal]

0
Thursday September 27, 2018 - 21:12:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 343
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Beesha Ogeyslabe [Muuqaal]

    Beesha Ogeyslabe ayaa lacag ugu deeqday Jidka Ceeldaahir Ilaa Ceerigaabo, Kulan Badhan ka dhacay ayay Guddiga Jidkaasi ku wareejiyeen lacagtii loo qoondeeyay. Sulaan S. C/salaam & Garaad Abdullaahi Cali, oo uu weheliyo Caaqilka Beesha Lacagta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beesha Ogeyslabe ayaa lacag ugu deeqday Jidka Ceeldaahir Ilaa Ceerigaabo, Kulan Badhan ka dhacay ayay Guddiga Jidkaasi ku wareejiyeen lacagtii loo qoondeeyay. Sulaan S. C/salaam & Garaad Abdullaahi Cali, oo uu weheliyo Caaqilka Beesha Lacagta keentay Caaqil Jaamac Carab ayaa Madasha ka hadlay dhamantood waxay Bogaadiyeen Beesha Lacagta ku deeqday.


Jidka Ceerigaabo waxa lagu dhisaa iskaa-wax u qabso waxana Hirgalintiisa koowaad leh Bulshada PL.


Xuquuda Sawirada Allsanaag.com + GalGalaNews


 

 

 



Galgala TV