Baarlamaanka Puntland & Isimada oo Baaq loo diray [Daawo]

0
Saturday September 29, 2018 - 21:34:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Puntland & Isimada oo Baaq loo diray [Daawo]

    Aas-aasihii hore ee GalgalNews Jama Feyte ayaa Bartiisa Facebooka soo dhigay Muuqaal uu kaga hadlayo Madaxweynaha imandoona ee PL sanadka 2019- & astaamaha laga doonayo in Baarlamaanku ku doortaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aas-aasihii hore ee GalgalNews Jama Feyte ayaa Bartiisa Facebooka soo dhigay Muuqaal uu kaga hadlayo Madaxweynaha imandoona ee PL sanadka 2019- & astaamaha laga doonayo in Baarlamaanku ku doortaan


Wuxuu ka hadloo ka hadlay Xildhibaanada imandoona inay noqdaan kuwa Daacad ah oo bad-baadiya PL isla markaana doorta Madaweynaha Daacad ah

Baaq ayuu docda kale u diray Isimada PL inay keenaan Xildhibaano wanaagsan oo Musuq-maasuq ka fog si loo helo buu yiri hanaan Dowladeed oo hana qaada.


Qoondada Dumarka ayuu sheegay inay lagama maar-maan tahay in la helo oo Beeluhu ay Dumarka tix-galin weyn siiyaan.



Ahmed Mohamed Ali
GalgalaNews/Badhan




Galgala TV