Abwaan Cabdiqaadir Shube ayaa laga qaaday xilkii uu hayey

0
Saturday October 27, 2018 - 23:48:36 in Wararka by Galgala News
  • Visits: 158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Cabdiqaadir Shube ayaa laga qaaday xilkii uu hayey

    -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa xilkii ka qaaday abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube oo ahaa gudoomiyaha kooxda fanka ee Waaberi Puntland.

Abwaan Shube oo ka hor-yimi shirkii dowlad goboleedyada ee ka dhacay Garoowe, islamarkaana xaaraan ku tilmaamay ayaa lagu eedeeyey inuu ku kacay fal lidi ku ah jiritaanka maamul goboleedka Puntland.


Sidoo kale waxa xusid mudan in maanta la ruqseeyey saraakiil ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Puntland oo ayaguna ka hor-yimi shirkii ka dhacay Garoowe..

Galgala TV