[Somaliland] oo Maxamuud Siciid Magcaabaysa

0
Thursday January 31, 2019 - 00:28:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Somaliland] oo Maxamuud Siciid Magcaabaysa

    Wararka aanu ka helayno Somaliland ayaa sheegaya in Muuse Biixi uu Qorshaynayo isku Shaandhayn balaadhan oo lagu samaynayo Golihiisa Wasiirada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aanu ka helayno Somaliland ayaa sheegaya in Muuse Biixi uu Qorshaynayo isku Shaandhayn balaadhan oo lagu samaynayo Golihiisa Wasiirada.


Warar dheeraad ah oo Galgalanews Heshay ayaa sheegaya in Maxamuud Siciid M. oo ahaa Wasiirkii Hore ee ciyaaraha Xukuumadii Daahir Riyaale kaahin loo Magcaabayo Wasiir Buuxa in kastoo aanan helin Wasaarada  loo xushay Magaceeda.


Tani ayaa timi markii Dowlada Puntland ay culays xoogan saartay Siyaasada Gobolka Sanaag & Hayland markii  uu Xafiiska Joogay Dr Abdiweli Maxamed Cali Gaas oo Gobolkaasi Mashaariic badan ka fuliyay.


Maxamuud Siciid waxay isku hayb hoose yihiin Xildhibaan Cabdijamaal Cismaan Maxamed oo ahaa Musharax G.Baarlamaan Doorahsadii dhawaan Puntland ka dhacday.

Somaliland waxay doonaysaa inay Fara-galin balaadhan ka sumayso Gobolka Hayland oo ay quud-daraynayso inay Siyaasada Puntland kaga xoog-badato hadii aan Golaha cusub ee Madaxweyne Siciid C/laahi Dani lagu soo darin Masuuliyiin Saamayn weyn ku leh Gobolka.




Ahmed Mohamed
Hargaisa 
Galgala TV