Puntland:- Coll Caydiid Ahmed Nuur oo soo Gurya Noqday

0
Wednesday February 06, 2019 - 00:36:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 80
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland:- Coll Caydiid Ahmed Nuur oo soo Gurya Noqday

    Caydiid Axmed Nuur oo ahaa Sarkaal Boolis oo Horay Puntland xilal uga soo qabtay ayaa dib uGu soo laabtay Puntland markii ay wada-hadal yeesheen Madaxda cuusb & isagu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caydiid Axmed Nuur oo ahaa Sarkaal Boolis oo Horay Puntland xilal uga soo qabtay ayaa dib uGu soo laabtay Puntland markii ay wada-hadal yeesheen Madaxda cuusb & isagu.
 
 
Somaliland ayaa arritan u arkay dhabar jab weyn oo dhanka siyaasada ah, markii ay ka war- heshay in Magaalada Qardho lagu soo dhaweeyay Sarkaalkan & Ciidamo la socda.
Caydiid Axmed Nuur wuxuu ahaa mar Taliyaha qaybta Booliska G.Bari wakhtigii xukuumadii Gen Cade Muuse hase ahaatee waxa uu xilkaasi isaga casilay markii xukuumadu weerartay Buuraha Majayahan oo ay isku khilaafeen isaga & xukuumadii markaasi jirtay.
Lama sadaalin karo waxa uu kala kulmayo Madaxda Cusub ee Puntland oo doonaysa inay uruuriso Saraakiishii Puntland ee horay Gobolka uga fogaatay si looga hor-tago Arrimaha Kooxda Al-Shabaab oo beryahan Bosaaso culays xoogan ku haya.


Ahmed Mohamed
Galgalanews/Bosaaso
 
 
Galgala TV