Siilada Xoolaha Garoowe oo La raraayo (Dhegeeyso)

0
Monday March 04, 2019 - 21:26:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siilada Xoolaha Garoowe oo La raraayo (Dhegeeyso)

    Maamulka Magaaladda Caasimadda ah ee Garoowe ayaa Sheegay in la Xiraayo Siiladii hore ee Xoolaha Caasimadda Laga Raraayo Halkii hore iyaga oo dhagax dhigay Goob cusub oo ay sheegeen in laga Dhisidoono goob Cusub,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Magaaladda Caasimadda ah ee Garoowe ayaa Sheegay in la Xiraayo Siiladii hore ee Xoolaha Caasimadda Laga Raraayo Halkii hore iyaga oo dhagax dhigay Goob cusub oo ay sheegeen in laga Dhisidoono goob Cusub,

Masuuliyiinta ayaa arinta u sababeeyey in Siiladii hore ay noqotay Ciriir ku dhextaal Magaalada ayna muhiimtahay in la raro Siiladda Si Xoolaha iyo Dadku u heleen nefis Magaaladan uu uga yaraado Saxmadu

 

Galgala TV