Jaaliyada jubaland oo Iska Xogwarastay Arinta Jubland

0
Wednesday March 06, 2019 - 19:59:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 50
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada jubaland oo Iska Xogwarastay Arinta Jubland

    Jaaliyada Jubaland ee Woqooyiga America ayaa kulantay oo iska Waraysatay Xaaladaha Gobolka Gaar ahaan Degmada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Jubaland ee Woqooyiga America ayaa kulantay oo iska Waraysatay Xaaladaha Gobolka Gaar ahaan Degmada
Jaaliyada ayaa Isha ku haya Doorasahda lagu wado in ay sanadkan ka Dhacdo Jubaland oo hada ay socoto ololeheeda doorashada Waxan ay sheegeen in ay filaayan In ay si wanaagsan u dhacdo arinta Doorashada Jubland
Kulanka ayaa lagu bogaadiyey Guusha Gudoomiyaha Jaaliyada kismaayo ee North America waxan Si guud Hanbalyo loogu diray Gudoomiye Khadar Maxamed Warsame

"Sidoo kale waxaan Bogaadin Saxiibkay Khadar Mohamed Warsame oo loo doortay Gudoomiyaha Jaaliyada Kismaayo ee North America. Khadar Warsame Saxiib Hambalayo"
Sidaa waxaa jir Saxafi Jama Ayaan Fayte oo ka mid ah jaaliyada USA

Galgala TV