Daawo Khudbada Khadar Maxamed Warsame Gudoomiyaha Jaaliyada Kismaayo

0
Thursday March 07, 2019 - 05:38:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 98
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Khudbada Khadar Maxamed Warsame Gudoomiyaha Jaaliyada Kismaayo

    Jaaliyadda Degmadda Kismaaya ee Maamulka Jubaland ee ku Nool north America, Yurub iyo southafrica ayaa Gudoomiye u doortay Khadar maxamed Warsame oo ka mid ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyadda Degmadda Kismaaya ee Maamulka Jubaland ee ku Nool north America, Yurub iyo southafrica ayaa Gudoomiye u doortay Khadar maxamed Warsame oo ka mid ah
Dhalinyarada aqoonyahanka ah ee ka soo Jeeda Degmadda Kismaayo ee Maamulka Jubaland Doorasahdan oo Qabsootan 2/3/2019 ayaa waxaa ku tartamay musharaxiin Badan kuwaas oo isu soo taagey hogaaminta Jaaliyada Magaalada Xeebta ku taal ee kismaayo.

Khadar Maxmaed Warsame ayaa Waxa uu toorashada kaga Guuleestay Ciise Maxamed Bare, Rufaaci Axmed Xasan iyo Salmaan axmed oo dhamaantood u Tartamay gudoomiyaha Jaaliyada kismaayo ee north America, Yurub iyo SouthAfrica Waxaan ugu Damayan Guushu Raacada Khadar maxamed Warsame iyada oo Natiijada uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Cabdiweli Axmed Warsame.


Khadar Maxmed Warsame ayaa Xilkan haynaaya Labada Sano ee Soosocota Waxan dhowaan laga Sugayaa in uu soo dhiso inta ka dhiman Golaha Sida kuxigeenkiisii

Hoos ka daawo Khudbada Gudoomiyaha


Galgala TV