C/qaadir Cosoble oo Qurbaha olale ka wada

0
Friday March 08, 2019 - 01:37:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 39
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/qaadir Cosoble oo Qurbaha olale ka wada

    C/qaadir Cosoble Gudoomiyaha xisbiga Ilays ayaa gaadhay Qaarada yurub waxana uu la kulmayaa Jaaliyadaha Somaliyeed ee Holland Sweden & UK

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/qaadir Cosoble Gudoomiyaha xisbiga Ilays ayaa gaadhay Qaarada yurub waxana uu la kulmayaa Jaaliyadaha Somaliyeed ee Holland Sweden & UK

C/qaadir Cosoble wuxuu  ka mid yahay Siyaasiyiinta saluugsan Siyaasada Dowlada Somaliya waxana uu sheegay mar uu Jaaliyadaha Somaliya la hadlayay inay dowlada Somaliya ku fashilantahay ilaalinta Amniga qaranka hadii isaga la doorto 2020 uu Somaliya Gaadhsiindoono meel wanaagsan.

C/qaadir Cosoble oo ah Xubin Baarlamaanka Somaliya ka mid ah marna Madaxweyne Somaliya isu soo taagay waxa  uu ka mid yahay dadka inta badan  odorasa Siyaasada Somaliya.


Ahmed Mohamed
Galgalanews
Galgala TV