Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyay dilkii Suldaan Bashiir Muuse Koonte

0
Friday March 08, 2019 - 18:38:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 27
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyay dilkii Suldaan Bashiir Muuse Koonte

    Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dilkii maanta Bosaaso loogu gaystay Suldaan Bashiir Muuse Koonte .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dilkii maanta Bosaaso loogu gaystay Suldaan Bashiir Muuse Koonte . Madaxweynaha ayaa laamaha amniga waxa uu faray in ay soo qabtaan Ninkii dika gaystay . iyo Magaaldan laga Dareemaya hawlgalo ay wadaan Ciidanka amaanka Puntland ee Bosaaso 




Galgala TV