Ra'iisul Wasaaraha oo Gudi aas-qaran u magcaabay aaska Wasiirkii Hore ee Dastuurka

0
Saturday March 09, 2019 - 16:33:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha oo Gudi aas-qaran u magcaabay aaska Wasiirkii Hore ee Dastuurka

    Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran u sameynaya allaha u naxariistee wasiir Cabdiraxmaan xoosh Jibriil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran u sameynaya allaha u naxariistee wasiir Cabdiraxmaan xoosh Jibriil.
Xubnaha Guddiga ayaa kala ah.


1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Fuuleed
2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad
3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow
4-Wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre
5-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daahir Maxamuud Geelle
6-Wasiirka Kalluumeysiga Mudane C/raxmaan Cabdi Xaashi
7-Wasiir ku xigeenka Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi
Ra’iisul wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay uga tacsiyeeyey geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka Soomaaliya.

Galgala TV