Jama Fayte oo Fariin u Diray Dadka Puntland (Daawo)

0
Saturday March 09, 2019 - 18:00:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jama Fayte oo Fariin u Diray Dadka Puntland (Daawo)

    Jama ayaan Fayte ooo ka mid ah Saxafiyiinta Somaliyeed kuna Sugan USA ayaa ka tacsiyeeya geeridii allahawnaxariistee Suldaan bashiir Muuse koonto oo shalay lagu diley Magaaladda bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jama ayaan Fayte ooo ka mid ah Saxafiyiinta Somaliyeed kuna Sugan USA ayaa ka tacsiyeeya geeridii allahawnaxariistee Suldaan bashiir Muuse koonto oo shalay lagu diley Magaaladda bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ,
Jama Fayte ayaa sidoo kalle ka hadlay Arimo la Xidhiidha Caare oo uu sheegay in uu qulqulato ka wado gobolka Sanaag oo ka mid ah gobolada ugu Xasiloon somaliya
 Daawo Muuqaalka Jama Fayte 

Mohamad hassan Dhallo
Galgalnews Garoowe

Galgala TV